Waxaan bixinaa Web Development, Mobile Apps, SMS Systems, Graphic Design, iyo Social Media Marketing. Adeeg dhameestiran oo ICT ah oo lagu kalsoon yahay Soomaaliya.
Projects Completed
Happy Clients
Years Experience
Support
Adeegyo ICT oo dhameestiran oo ku habboon ganacsigaaga, kaasoo kaa caawin doona inaad gaadho heerarka sare.
Waxaan dhisnaa website-yo casri ah, e-commerce, iyo systems ku habboon baahidaada.
iOS iyo Android apps oo xirfad leh, UI/UX design iyo backend integration.
SMS gateway, bulk messaging, OTP verification, iyo notification systems oo real-time ah.
Logo, posters, banners, iyo designs ku habboon shirkadaada iyo social media.
Waxaan maareynaa accounts-kaaga social media, content creation iyo ad management.
Waxaan isku xirnaa systems-kaaga iyo API-yada si ay si fiican u shaqeeyaan.
Soomaal ICT Solution waa shirkad ICT oo ku taalo Muqdisho, Soomaaliya. Waxaan ku takhasusnay Web Development, Mobile Applications, SMS Solutions, Graphic Design, iyo Social Media Marketing. Waxaan ka caawinaa ganacsiyada Soomaaliyeed inay ku biiraan dunida digital-ka.
KM4 Street, Wadajir, Mogadishu
Sun - Thu: 8AM - 6PM
Inaan ka dhigno ganacsiyada Soomaaliyeed kuwo digital ah oo hormarsan.
Inaan noqono shirkadda ICT ee ugu hormarsan Geeska Afrika.
Fariimahaaga ha gaarsiiin macaamiishaada daqiiqado gudahood. Tijaabi hadda!
Delivery Rate
Delivery Time
Network Providers
Real-time Reports
Ku dir farriimo tiro badan macaamiishaada marketing ama notification ah.
Nabadgalyo code ah oo loogu talagalay login ama transaction verification.
Si fudud ula xiriir system-kaaga anagoo adeegsanayna REST API.
Real-time tracking oo aad ku ogaan karto qaadista fariimaha.
Waqti cayiman u dir farriimahaaga mustaqbalka.
Macmiishaadu kaa jawaabi karaan farriimahaaga.
"Soomaal ICT's SMS solution helped us increase customer engagement by 200%. Highly recommended!"
Fariin real ah ayaa laguu diri doonaa
Waxaan u samaynaa shirkadaada logo, posters, iyo social media designs
Waxaan u sameynaa designs gaar ah oo ku habboon shirkadaada
Dalbo Design-kaaga HaddaMashruucyo aan u qabanay macaamiisheenna. Waxaan ku faanaa tayada shaqadeenna.
Full e-commerce platform with payment integration
Doctor appointment and telemedicine app
OTP and transaction alerts for 50k+ customers
Real-time business intelligence dashboard
Food delivery app with real-time tracking
Complete branding and marketing materials
Maqaayada macaamiisheenna ku saabsan adeegyada aan bixinno
Happy Clients
Projects Done
Years Experience
Support
Hadii aad qabto su'aal ama dalbo service, nagala soo xiriir. Waxaan ku soo jawaabeynaa 24 saac gudahood.
Waxaan ka jawaabeynaa su'aalahaaga 24/7
KM4 Street, Wadajir District
Mogadishu, Somalia
Sun - Thu: 8:00 AM - 6:00 PM
Fri: 8:00 AM - 12:00 PM